Wasiir Cabdikariim Cali Nuur oo is casilay kana hadlay Sababta is casilaadiisa (Akhriso)

Wasiirkii Wasaaradda Dib-u-Heshiisiinta dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Eng Cabdikariim Cali Nuur ayaa iska casilay xilkaasi, waxa uuna ku eedeeyay Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe in uu fulin waayay heshiisyo uu horey u galay. Qoraal uu soo saaray Wasiirka  ayuu ku sheegay in uu go’aasaday in shaqada isaga tago kadib markii Madaxweynaha Hirshabelle fulin waayay hesiisyo uu la … Continue reading Wasiir Cabdikariim Cali Nuur oo is casilay kana hadlay Sababta is casilaadiisa (Akhriso)